|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Cadeeyay In Madaxwaynaha Jsl Safar Ugu Baxayo Dalka Itoobiya.
January 17, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ee maalinta galinkii danbe warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay mawqifka xukuumada ee qaraarkii maxkamada sare kazoo saaray xeerkii furista ururada siyaasada ee muranka badan dhaliyay. Sidoo kale Wasiirka warfaafinta cadeeyay in madaxwaynaha Somaliland safar ugu baxayo dalka itoobiya casuumad uu ka helay raysalwaaraha itoobiya HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Ciidanka Dab-demiska Somaliland oo Raali-Gelin Ka Bixiyay War Khaldan oo Ay Ka Faafiyeen Wakaalada B... DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Gaybgalay Munaasibad Lagu Shaacinayay Musharax Uga Tartamaya... Wasiirka Gadiidka Jsl Oo Shirkad Gaara ka Dhex Samaystay Wasaarada Iyo Lacago Sharci Daro Ah Oo Shac... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|