HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada ayaa maanta hortagay golaha wakiilada Somaliland si ay u ansixiyaan iyagoo hore uga maqnaa masuuliyiintii xukuumada ee goluhu ansixiyay
Sidoo kale wasiirka arimaha dibada ayaa khubad ka horjeediyay golaha wakiilada uu kaga waramayo waxyaabaha uqabsoomay safari shaqo oo uu ku tagay dalal kamid ah yurub, maraykanka iyo Canada.