Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Hortagay Golaha Wakiilada Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Horjeediyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Hortagay Golaha Wakiilada Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Horjeediyay.
January 11, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada ayaa maanta hortagay golaha wakiilada Somaliland si ay u ansixiyaan iyagoo hore uga maqnaa masuuliyiintii xukuumada ee goluhu ansixiyay

Sidoo kale wasiirka arimaha dibada ayaa khubad ka horjeediyay golaha wakiilada uu kaga waramayo waxyaabaha uqabsoomay safari shaqo oo uu ku tagay dalal kamid ah yurub, maraykanka iyo Canada.

COMMENTS
LINKS