HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga wadani maxamed sidiiq dhame ayaa ka hadlay shaqaalaha haayada wadooyinka oo aan wax mushahar qaadanin mudo sedex bilood ah
Sidoo kale xisbiga wadani ayaa xukuumadu ku dhaliilay in shaqaalaha haayada wadooyinka ee ka shaqeeya wadada ceerigaabo mudo intaa leeg aanay qaadanin wax mushahar.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;