WAJAALE NEWS

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland oo Kormeer Ku Tagay Suuqa Xoolaha Magaalada Wajaale

Tog Wajaale (WJN)- Wasiirka wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga Somaliland Xasan Gaafaadhi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa waxa ay maanta kormeer ku tageen Suuqa Xoolaha ee magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version