BURCO(W,N)-Kumanaan kamid ah shacab ku dhaqan magaalada burco ayaa iskugu soo baxay banana bax ay ku taageerayaan qadiyada Somaliland iyo doodii baarlamaanka Uk ka yeesheen
Sidoo kale maamulka gobolka iyo ka degmada ayaa shacabka kala qayb qaatay isku soo baxan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;