WAJAALE NEWS

La Taliyaha Madaxwaynaha Jsl Ee Arimaha Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Isbahaysiga Ay Xisbiyada Mucaaridku Samaysteen.

HARGAYSA(W,N)-Lataliyaha madaxwaynaha somaliland ee arimaha doorashooyinka cabdilaahi daahir cukuse ayaa ka hadlay sida ay ka xukuumad ahaan u arkaan isbahaysiga ay xisbiyada mucaaridka ee wadani iyo ucid samaysteen si ay uhantiyaan shr gudoonka golaha wakiilada iyo maayarada dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version