WAJAALE NEWS

Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xukuumada Ee Furista Ururada

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka Somaliland ee wadani iyo ucid  ayaa jawaab ka bixiyay hadal galabka kazoo yeedhay wasiirka warfaafinta Somaliland oo sheegay in ururadu furin yihiin xili uu horyaala golaha wakiilada.

Sidoo kale masuuliyiinta xisbiyada mucaaridka ayaa madaxwayne biixi uga digay in uu ku mashquulo mudo kordhin ismarkaana uu faro galin ku sameeyay xeer horyaala golaha sharci dajinta

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version