|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xukuumada Ee Furista Ururada
December 12, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka Somaliland ee wadani iyo ucid ayaa jawaab ka bixiyay hadal galabka kazoo yeedhay wasiirka warfaafinta Somaliland oo sheegay in ururadu furin yihiin xili uu horyaala golaha wakiilada. Sidoo kale masuuliyiinta xisbiyada mucaaridka ayaa madaxwayne biixi uga digay in uu ku mashquulo mudo kordhin ismarkaana uu faro galin ku sameeyay xeer horyaala golaha sharci dajinta HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Muwaadin Ganacsade Ah Oo 77Cisho Sharci Daro Ugu Xidhan Wasiir Samsam Iyo Jawaab La,aanta Madaxtoo... Wasiirka Duulista Somaliland Kulan La yeeshay Dhigiisa Turkiga Iyo Shirkadda diyaaradaha ee Turkish ... Maamulka Degamada Tog-Wajaale oo Fuliyey Hawl-Galo Lagu Rarayo Ganacsatada Yar-Yar EeKu Dhex Ganacsa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|