WAJAALE NEWS

Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Ka Hadlay Dhacdooyinka Golaha Ka Dhacay Shalay iyo fariinta Uu Udiray Madaxwayne Biixi.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad batuun oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland kana mid ah masuuliyiinta xisbiga wadani ayaa ka hadlay dhacdooyinkii shalay ka dhacay xarunta golaha iyo ciidamo ay xukuumada soo galisay

Sidoo kale xildhibaan barkhad ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu soo abaabulay qorshaha golaha lagu soo galay iyo diid fadhiga ee xildhibaanada taabacsan xisbi xaakimka kulmiye

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version