WAJAALE NEWS

Wafti Ka Socda DDS Itoobiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Xuduudeedka Tog Wajaale.

WAJAALE(W,N)-Wafti ka socda ismaamulka somalida oo ay horkacayso afhayeena baarlamaanka ddsi ayaa lagu soo dhaweeyay magaalo xuduudeedka tog wajaale dhinaca somaliland.

Waxaana waftigan halkaasi ku soo dhaweeyay gudoomiye kuxigeenka golaha wakiilada maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada tog wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version