Hargaysa (w,n) HALKAN KA AKHRI; Wasaarada arimaha gudaha ayaa xili danbe oo xalay ahayd wareegto kazoo sartay ay huteelada ku amrayso in aan wax shir ah lagu qaban karin guud ahaan taasi oo si cad uga hor imanaysa geedi socodka dimuqraadiyada somaliland iyo xoriyad u hadalka shacabka
Wareegtadan oo uu ku sexeexan yahay wasiirul dawlaha wasaarada arimaha gudaha maxamed muuse diiriye ayaa loo qaybiyay huleeda waawayn caasimada tasi oo x=nuxurkeedu yahay in aany wax shira ah lagu qaban
Dhanka kale kulan xisbiga mucaaridka ah ee wadani soo qaban qaabiyay ayaa lagu balan san yahay in lagu qabto huteelka maansoor
Waxay udhignayd wareegtadani sidan;