WAJAALE NEWS

Ururka Solja Oo Ka Hadlay Suxufiyiin Si Sharci Daro Ah loogu Xidh Xidhay Magaalada Laascaanood!

HARGAYSA(W,N)-Ururka suxufiyiinta somaliland ee solja ayaa Canbaareeyay xadhig sharci daro ah oo xukuumadu kula kacday Suxufiyiin ka hawl gala magaalada laascanood kuwaasi oo ka kooban sedex saxafi.

Gudoomiyaha arimaha shuruucda ee urura solja cabdifataax ismaaciil mursal ayaa xukuumada ugu baaqay in ay xoriyadooda dib ugu soo celiso kana digtoonaato xadhiga sharci darada ee ay kula kacayso suxufiyiin ku guda jira hawlahoogii shaqo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version