WAJAALE NEWS

Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Qalab Kala Wareegay Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Sweden.

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland ayaa qalab kala wareegay jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Sweden kaasi oo uu soo gaadhsiiyay safiirka Somaliland ufadhiya Sweden iyo xubno jaaliyada kamid ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version