Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Qalab Kala Wareegay Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Sweden. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Qalab Kala Wareegay Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Sweden.
December 16, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland ayaa qalab kala wareegay jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Sweden kaasi oo uu soo gaadhsiiyay safiirka Somaliland ufadhiya Sweden iyo xubno jaaliyada kamid ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS