WAJAALE NEWS

“Madaxwayne Ku Soo Noqo Ku Dhaqanka Sharciyada Hana Jabin Dastuurka” Siyaasiyiinta Somaliland Jire.

HARGAYSA(W,N)-Siyaasiyiinta Iyo Aqoonyahanka ku bahoobay ururka Somaliland jire ayaa fariin culus udiray madaxwynaha Somaliland oo usoo jeediyeen in aanu jabinin dastuurka dalka ismarkaana uu meelmariyo xeerka furista ururada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version