HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe oo maanta ka hadlay shirwaynaha xisbiga oo ka furmay magaalada hargaysa ayaa si qotodheer uga hadlay marxaladihii ay soo martay Somaliland iyo dhibaatooyinka lagu hayo
Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa ka hadlay ujeedada madaxwayne biixi ka leeyahay xeerka furista ururada ee wakhtigiisii laga soo horumarinayo isagoo ku eedeeyay in uu caqabad ku yahay Somaliland doorashada madaxtooyadana hadii uu wakhtigeedii ku qaban waayo aanu kursiga ku fadhiyaynin.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;