|
|||||
WAJAALE NEWS
“Maanta Somaliland Mushkilad Muuse Biixi Ka Wayni Mahaysato, Waana In Aynu Ka Badbaadinaa”Gudoomiye faysal”
December 20, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe oo maanta ka hadlay shirwaynaha xisbiga oo ka furmay magaalada hargaysa ayaa si qotodheer uga hadlay marxaladihii ay soo martay Somaliland iyo dhibaatooyinka lagu hayo Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa ka hadlay ujeedada madaxwayne biixi ka leeyahay xeerka furista ururada ee wakhtigiisii laga soo horumarinayo isagoo ku eedeeyay in uu caqabad ku yahay Somaliland doorashada madaxtooyadana hadii uu wakhtigeedii ku qaban waayo aanu kursiga ku fadhiyaynin. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxweyne Siilaanyo Oo Guddiga UN Monitoring Group Ugu Baaqay Inaanay Faraha La Soo Gelin Arrimaha ... Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Salaadii Jimce La Tukaday Dadwaynaha Ku Dhaqan Magaalada Ce... Dawlada Sucuudiga Oo Shaacisay Tirada Dhimashada Xujaajta Sanadkan Iyo Wadamada Ay Kasoo Kala Jeedaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|