HARGAYSA(W,N)-Golaha wakiilada Somaliland ayaa saaka la horgeeyay odoroska miisaaniyada qaranka 2022.
Wasiirka wasaarada maaliyada jsl sacad cali shire ayaa faah faahin ka bixiyay odoroska miisaaniyada iyo qaybaha ay ka kooban tahay
Sidoo kale wasiir sacad ayaa mudanayaasha golaha wakiilada waydiiyeen su,aalihii ugu badnaa eek u saabsan miisaanyiada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WASIIR SACAD OO FAAH FAAHIN KA BIXINAYA’;
https://youtu.be/fs806aJIJrw