|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Oo La Horgeeyay Odoroska Miisaaniyada 2022 Iyo Wasiir Sacad Oo Faah Faahin Ka Bixiyay.
December 27, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Golaha wakiilada Somaliland ayaa saaka la horgeeyay odoroska miisaaniyada qaranka 2022. Wasiirka wasaarada maaliyada jsl sacad cali shire ayaa faah faahin ka bixiyay odoroska miisaaniyada iyo qaybaha ay ka kooban tahay Sidoo kale wasiir sacad ayaa mudanayaasha golaha wakiilada waydiiyeen su,aalihii ugu badnaa eek u saabsan miisaanyiada HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WASIIR SACAD OO FAAH FAAHIN KA BIXINAYA’; https://youtu.be/fs806aJIJrw Related posts:Daawo-Rooda Axmed Yasin Gudoomiyaha Xisbiga Mucaarida Ah ee Ucid Ee Gobolka Saaxil Oo Dareen Celisay... “Dadka Rikoodhkooda Ayaa Lagu Qiimeeyaa,Ee Maalin Keliya Ahi Ma Goyso Qofnimadiisa”Garyaqaan Guled D... DAAWO;-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Kaydinta Calafka Xoolaha Ee Mashru... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|