WAJAALE NEWS

Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Ka Hadlay Shaqaalaha Dawladda Ee Siyaasada Ku Milma Iyo Xadhiga Majaajilayste Sayidk barakaysan

HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan guuleed dafac ayaa ka hadlay sharcigu waxa uu ka qabo shaqaalaha dawlada eek u milma siyaasada iyo xadhiga sharci darada ee xukuumada kula kacday jilaaga dadayar ee dhawaan lagu xidhay wallow maanta dib loogu celiyay xoriyadiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version