HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan Guuleed Dafac oo kamid ah dhalinyarada reer somaliland ee aqoonta uleh sharciga ayaa ka hadlay dadka xiligan somaliland siyaasada kusoo biira oo usoo gala in ay tijaar noqdaan.
Sidoo kale garyaqaan guuleed ayaa dadka doonaya in ay taajir noqdaan in aanay soo gali siyaasada islamarkaana aan loo baahnayn dad noocaas ahi inay siyaasada galaan isagoo usoo jeediyay in ay tukaan furtaan.
Dhanka kale garyaqaan guuleed ayaa ka sheekeeyay hogaamintii marxuum cigaal iyo waxyaabaha laga baran karo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;