WAJAALE NEWS

DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Dhaqashada Geele Iyo Ka Faa,iidaysiga Caanihiisa

BURCO(W,N)-Dhaqashada geela ayaa mudooyinii danbe kusoo badanaysa gudaha somaliland kuwaasi oo siyaabo kala duwan looga faa,iidayso caanahooga

Hadaba orodyahan jaamac karaaciin ayaa geel tiro badan ku dhaqday deegaano katirsan caynabo

Hadaba ganacsade jaamac karaaciin oo lagu booqday halka uu ku dhaqo geela ayaa laga diyaariyay warbixintan’.

HALKAN KAGA DAAWOO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version