DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Dhaqashada Geele Iyo Ka Faa,iidaysiga Caanihiisa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Dhaqashada Geele Iyo Ka Faa,iidaysiga Caanihiisa
December 10, 2021 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Dhaqashada geela ayaa mudooyinii danbe kusoo badanaysa gudaha somaliland kuwaasi oo siyaabo kala duwan looga faa,iidayso caanahooga

Hadaba orodyahan jaamac karaaciin ayaa geel tiro badan ku dhaqday deegaano katirsan caynabo

Hadaba ganacsade jaamac karaaciin oo lagu booqday halka uu ku dhaqo geela ayaa laga diyaariyay warbixintan’.

HALKAN KAGA DAAWOO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS