WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudida Qaban Qaabada Soo Dhawaynta Musharaxa Xisbiga Waddani Oo Fariin Udiray Taageerayaasha Xisbiga

HARGAYSA(W,N)-Gudida qaban qaabada soo dhawaynta musharaxa xisbiga waddani Cabdiraxmaan cirro ayaa bulshada caasimada ugu baaqay in ay maalinta bari udiyaar garoobaan soo dhawaynta musharax cirro oo dalka dib ugu soo noqonaya safar uu mudo ugu maqnaa dalka dibadiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version