DAAWO;-Gudida Qaban Qaabada Soo Dhawaynta Musharaxa Xisbiga Waddani Oo Fariin Udiray Taageerayaasha Xisbiga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudida Qaban Qaabada Soo Dhawaynta Musharaxa Xisbiga Waddani Oo Fariin Udiray Taageerayaasha Xisbiga
December 22, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida qaban qaabada soo dhawaynta musharaxa xisbiga waddani Cabdiraxmaan cirro ayaa bulshada caasimada ugu baaqay in ay maalinta bari udiyaar garoobaan soo dhawaynta musharax cirro oo dalka dib ugu soo noqonaya safar uu mudo ugu maqnaa dalka dibadiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS