HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada ganacsiga somaliland ayaa ka hadlay ganacsato shacabka uheshiiyay in ay rootida ku qaaliyeeyaan.
Sidoo kale wasiir kuxigeenka wasarada ganacsiga ayaa wasiir saajin ka difaacay eedo ay usoo jediyeen qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;