ADIS(W,N)-Dagaalada udhexeeya dawlada fadaraalka itoobiya iyo jabhada tigray ayaa halkii uqadhaadhayd maraya kuwaasi oo ciidamada tigrey ay qabsadeen deegaano muhiim islamarkaan ay usoo jeedaan dhinaca caasimada itoobiya oo la sheegay in ay hada ujiraan waxka yar 100km
Sidoo kale raysalwasaaraha itoobiya ayaa sheegayin dagaalka jabhada tigrey ku qabsadeen deseil iyo kooja ay ka qaybgaleen dagaalyahano shisheeyo ah oo ka ag dagaalamaya kuwo kusoo duulay dalka itoobiya.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;