TOG WAJAALE(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida iyo waftigii uu hogaaminayay oo laba cisho ku sugnaa Somaliland ayaa dib ulaabtay galabta isagoo lagu sii sabootiyay magaalo xuduudeedka wajaale
Waxaana waftiga madaxwayne cagjar sii sabootiyay maamulka gobolka gabiley iyo wasiiro xukuumada katirsan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;