Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxwaynaha DDSI Oo Lagu Sii Sabootiyay Magaalada Tog Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxwaynaha DDSI Oo Lagu Sii Sabootiyay Magaalada Tog Wajaale.
November 28, 2021 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida iyo waftigii uu hogaaminayay oo laba cisho ku sugnaa Somaliland ayaa dib ulaabtay galabta isagoo lagu sii sabootiyay magaalo xuduudeedka wajaale

Waxaana waftiga madaxwayne cagjar sii sabootiyay maamulka gobolka gabiley iyo wasiiro xukuumada katirsan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS