WAJAALE NEWS

Meherad Cusub Oo Laga Furay Magaalo Ganacsiyeedka Wajaale.

TOG WAJAALE(W,N)-Meherad cusub oo lagu magacaabo kulan Resturenta and coffetariya ayaa laga furay magaalada wajaale taasi oo ah meherad casri ah oo laga helayo cuntooyin kala duwan.

Munaasibada xadhiga lagaga jaray magaalada wajaale ayaa waxaa kazoo qaybgalay xubno kamid ah gudida ganacsatada,madaxda shirkadaha ganacsi ee wajaale.

Mulkiilaha Meheradan muuna mawliid ayaa faah faahin ka bixisay adeegyada ay bixin doonto iyo cuntooyinka laga helayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version