|
|||||
WAJAALE NEWS
Meherad Cusub Oo Laga Furay Magaalo Ganacsiyeedka Wajaale.
November 15, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Meherad cusub oo lagu magacaabo kulan Resturenta and coffetariya ayaa laga furay magaalada wajaale taasi oo ah meherad casri ah oo laga helayo cuntooyin kala duwan.
Munaasibada xadhiga lagaga jaray magaalada wajaale ayaa waxaa kazoo qaybgalay xubno kamid ah gudida ganacsatada,madaxda shirkadaha ganacsi ee wajaale.
Mulkiilaha Meheradan muuna mawliid ayaa faah faahin ka bixisay adeegyada ay bixin doonto iyo cuntooyinka laga helayo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Madaxdhaqameedka Wiil Dhalinyaro ah Ee Lagu Dilay Magaalada Wajaale Oo Fariin Culus Udiray Xu... Fashilka Wasiirka Maaliyada Jsl Ee Kordhinta Cashuurta Iyo Qaadkii Oo Kootarabaan Kusoo Galay Dalka ... Guddoomiyaha Tog-Wajaale Oo Sifo Sharci Daro ah Maxkamadda Gobolka Gabiley Kaga Siidaayay 2 Eedays... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|