WAJAALE NEWS

Dalalka Bariga Africa Taiwan Iyo Somaliland Oo Heshiish Ganacsi Ku Kala Sexeexday Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah Dalalka bariga Africa, sida ugaadha, itoobiya Taiwan iyo Somaliland oo ay weheliyaan Emaraadka ayaa heshiish ganacsi ku kala sexeexday magaalada hargaysa oo ay ka socoto carwada Ganacsi oo laga heeyahay Dalka Taiwan, kaasi oo ujeedadiisu tahay dhoofinta iyo soo dajinta,

Wakiilka Somaliland ufadhiya dalka Taiwan Amb Maxamed Xaaji ayaa faah faahin ka bixiyay heshiishkan ganacsi ay kala sexeexden Somaliland ,dalalka bariga Africa iyo maalqabeenada Taiwan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version