WAJAALE NEWS

DAAWO;-Qaabkii Loo Doortay Hogaanka Cusub Ee xisbiga wadani

HARGAYSA(W,N)-Shirwaynaha xisbiga wadani oo maanta lasoo gabo gabeeyay ayaa lagu doortay gudoomiyaha xisbiga iyo kuxigeenada gudoomiyaha

Sidoo kale shirwaynahan ayaa lagu doortay xoghayaha xisbiga iyo kuxigeenkiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version