WAJAALE NEWS

Badhasaaba Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Dawlada Hoose Ka Hirgalisay Deegaanka Kidiga Dhanaan.

GABILEY(W,N)-Maamulka Gobolka Gabiley Iyo ka degmada oo ay horkacayaan Badhasaabka Gobolka, Mayorka, Xoghayaha Fulinta Dowladda Hoose, Xildhibaanada Golaha deegaanka degmada gabiley ayaa Xadhiga ka jaray mashaariicahan ay dowladda hoose gabiley ka hirgalisay deegaanka kidiga dhanaan.

Xadhig ka jarka mashaariico horumarineed oo ay Dowladda Hoose Degmada Gabiley ka hirgalisay deegaanka Kidiga dhanaan, mashaariicahan oo ay baahi wayn u qabeen dadka deegaankaasi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version