WAJAALE NEWS

Daawo: Mudaharaad Maanta Gil-Gilay Magaalada arabsiyo oo dhashay Biyo-La,aan

Arabsiyo(W.N):- Dadwaynaha ku dhaqan magaalada arabsiyo ayaa maanta mudaharaad balaadhan iskugu soo baxay isla markaana kala xidhay jidka dhex-mara magaaladaasi ee isku xidha galbeedka iyo bariga somaliland dadwayanahan mudaharaadayay ayaa ka cabanayay sixirka qiimaha biyaha oo lagu kordhiyay warkaasi oo faahfaahsan halkan hoose ka daawo:

unnamed (1)

Exit mobile version