WAJAALE NEWS

Amisom Oo Shaacisay Goobta Lagu Toogan Doono Saraakiil Ciidamadooda katirsan Oo Dil loogu Xukumay Dad Shacab ah ku Layeen Somaliya.

MUQDISHO(W,N)-Ciidamada nabad ilaalinta ujooga somaliya ee Amisom ayaa shaaciyay goobta lagu  toogan doono goobta lagu dili doono saraakiil ciidamadooda katirsan oo dad shacab ah ku laayay gudaha somaliya.

Exit mobile version