WAJAALE NEWS

Sh. Maxamed Siciid Saaweer Oo Dhalinyarada Ugu Baaqay In Ay Is qoraan Ciidamada Booliska Jsl!

BOORAMA(W,N)-Sheekh Maxamed Siciid Saaweer Oo kamid ah culimada magaalada boorama ayaa maanta khudbadii jimcaha kaga hadlay sida ay muhiimka utahay in dhalinyarada laga badbaadiyo maandooriyaha isagoo ugu baaqay in ay dhalinyaradani is qoraan ciidamada booliska islamarkaana ay la shaqeeyaan,

Sidoo kale sheikh maxamed siciid saaweer ayaa ku dheeraaday sida ay muhiimka utahay in laga faa,iidayso xooga dhalinyarada isagoo bulshada ku booriyay in ay la shaqeeyaan ciidamada booliska .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version