HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiin ka socda dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa wasaarad deegaanka Ee Somaliland ugu deeqday 50kun oo geed kuwaasi oo loogu talo galay in lagu beero magaalooyinka iyo Meelaha kale ee bilicda loogu talo galay.
Masuul ka socday dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa wasiirka wasaarada deegaanka Somaliland ku wareejisay dhirtan.
Sidoo kale wasiirada deegaanka ayaa dawlada itoobiya uga mahad celiyay deeqdan ay soo gaadhsiiyeen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;