|
|||||
WAJAALE NEWS
Ismaamulka Dawlad Deegaanka Itoobiya Oo Somaliland Ugu Deeqday 50Kun Oo Geed!
October 21, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiin ka socda dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa wasaarad deegaanka Ee Somaliland ugu deeqday 50kun oo geed kuwaasi oo loogu talo galay in lagu beero magaalooyinka iyo Meelaha kale ee bilicda loogu talo galay.
Masuul ka socday dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa wasiirka wasaarada deegaanka Somaliland ku wareejisay dhirtan.
Sidoo kale wasiirada deegaanka ayaa dawlada itoobiya uga mahad celiyay deeqdan ay soo gaadhsiiyeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo ;Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Ka Hadlay Munaasibaddii Sagootinta Wasiirkii hore Ee Caddaala... Siyaasi Maxamed Cabdikariim Oo si Adag U Naqdiyay Wasiir Xirsi Iyo Wargayskiisa Somaliland Today Daawo:Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada XIrsi X. Cali Xasan Oo Ka Hadlay Mansabyada ay Ka Heleen Xisbig... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|