WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Xadhig Xukuumadu Kula kacday Masuuliyin Xisbiga Katirsan.

HARGAYSA(W,N)-Gudomiyaha xisbiga ucid ayaa ka hadlay xadhig ay xukuumadu kula kacday gudoomiyaha xisbiga ee gobolka saaxil iyo xubno kale isagoo talaaboooyinka qalafsan ee ay xukuumadu ku kacayso iyo dadka bilaa ujeeada lays kaga xidhayo.

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa sheegay in cadowga Somaliland shalay ku mashquulsanaayeen dugsiga abaarso hadana ay ku mashquulsan yihiin arinta laascanood

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version