|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Xadhig Xukuumadu Kula kacday Masuuliyin Xisbiga Katirsan.
October 9, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudomiyaha xisbiga ucid ayaa ka hadlay xadhig ay xukuumadu kula kacday gudoomiyaha xisbiga ee gobolka saaxil iyo xubno kale isagoo talaaboooyinka qalafsan ee ay xukuumadu ku kacayso iyo dadka bilaa ujeeada lays kaga xidhayo. Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa sheegay in cadowga Somaliland shalay ku mashquulsanaayeen dugsiga abaarso hadana ay ku mashquulsan yihiin arinta laascanood HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:HAY'ADDA CIA Oo Sheegtay In Kooxda Islaamiga ISIS Ee Siiriya ka Dagaallanta Haysato HUB Kiimiko ah. War Deg Deg ah: Gaadhigii Taliyaha Saldhiga Dhexe ee Burco oo Miino la kacday, iyo Khasaare Dhimasho... Taliye Ku xigeenka Ciidanka Booliska Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Taliyayaasha Ciidanka Gobolka Sool. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|