HARGAYSA(W,N)-Dawlada Somaliland ayaa kazoo saartay war murtiyeed ay jawaab adag kaga bixinayso hadal kazoo yeedhay raysal-wasaaraha maamulka muqdisho oo xukuumada Somaliland ku dhaliilay dad koonfurta kazoo jeeda oo ay ka tarxiishay magaalada laascanood
HALKAN KAGA BOGO WAR SAXAFADEEDKAN OO KU QORAN LUUQADA ENGLISH AH;