Dawlada Somaliland Oo Si Kulul Ugu Jawaabtay Hadal kasoo Yeedhay Raysal Wasaaraha Soomaaliya Rooble | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Somaliland Oo Si Kulul Ugu Jawaabtay Hadal kasoo Yeedhay Raysal Wasaaraha Soomaaliya Rooble
October 5, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dawlada Somaliland ayaa kazoo saartay war murtiyeed ay jawaab adag kaga bixinayso hadal kazoo yeedhay raysal-wasaaraha maamulka muqdisho oo xukuumada Somaliland ku dhaliilay dad koonfurta kazoo jeeda oo ay ka tarxiishay magaalada laascanood

HALKAN KAGA BOGO WAR SAXAFADEEDKAN OO KU QORAN LUUQADA ENGLISH AH;

COMMENTS
LINKS