HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee diinta iyo awqaafta Somaliland sheikh khaliil ayaa ka hadlay xilka qadista madaxwayne biixi ku sameeyay isagoo uga mahad celiyay mudadii uu lasoo shaqaynayay
Sidoo kale ex wasiir khaliil ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin wararka sheegaya in xilka qaadistiisa loo aanaynayo arimo la xidhiidha jaamacada barwaaqo iyo dugsiga abaarso.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;