HARGAYSA(W,N)-Wakiilka Somaliland ufahiya dalka tiawan ayaa faah faahin ka bixiyay qaabka ay xukuumada Somaliland uqaataday ardayda reer Somaliland ee deeqda waxbarasho ka heshay dalka tiawan oo hadal haynt badani ka taagnayd tirade la shaaciyay iyo dheeraadka boosaskii imtixaanka loo galay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;