WAJAALE NEWS

Taliyihii Ciidanka Booliska Ee Degmada Xudun Oo Lagu Dilay Hawl Gal Ay Ciidanku Wadeen.

XUDUN(W,N)-Taliyihii saldhiga boliska ee degmada xudun ee gobolka sool ayaa lagu dilay hawl gal ay ciidamada boolisku samaynayeen kadib markii ay isku dhaceen dablay hubaysan oo dalka soo galinaysay khabri kuwaasi oo dhaawac soo gaadhsiiiyay askari kale oo katirsan ciidanka booliska.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version