WAJAALE NEWS

Siyaasi Cali Sandule Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadalkii Wasiir Saleebaan Cali Koore

Hargaysa (W,N):- Siyaasi Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandule) oo ka mid ah Siyaasiyiinta sar sare ee Xisbiga talada Dalka haya ee Kulmiye ayaa jawaab adag ka bixiyay eedo uga yimid Wasiirka Wasaarada Biyaha Saleebaan Cali Koore, waxaanu Siyaasi Cali Suandule wax lala yaabo uu ku tilmaamay eedahaas uga yimid Wasiir Koore.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version