HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdikariim sheeh axmed fure oo katirsan mudanayaasha golaha guurtida ayaa ka hadlay qaabku uu madaxwayne muuse biixi umagacaabay xilalka ka maqnaashaha beelaha qaar
Sidoo kale xildhibaan Cabdikariim ayaa madaxwaynaha ugu baaqay in uu xilalka qaranka usimo reeraha waawayn iyo reeraha yaryarba maadama dalka loo isman yahay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;