“Reer Yar Iyo Mid Weynba Waa Inay Iska Dhex Arkaan Xilalka Madaxweyne”Xil Cabdikariin Sh. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Reer Yar Iyo Mid Weynba Waa Inay Iska Dhex Arkaan Xilalka Madaxweyne”Xil Cabdikariin Sh.
September 5, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdikariim sheeh axmed fure oo katirsan mudanayaasha golaha guurtida ayaa ka hadlay qaabku uu madaxwayne muuse biixi umagacaabay xilalka ka maqnaashaha beelaha qaar

Sidoo kale xildhibaan Cabdikariim ayaa madaxwaynaha ugu baaqay in uu xilalka qaranka usimo reeraha waawayn iyo reeraha yaryarba maadama dalka loo isman yahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS